Look for any podcast host, guest or anyone
Showing episodes and shows of

Istahil Aideed

Shows

Somali Motivation podcastSomali Motivation podcastForgive Yourself So You Can Move Forward - Naftaada cafi2024-10-2209 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastWhy Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims StayWhy Marry a Narcissist? 5 Reasons Abuse Victims Stay. 2024-10-0429 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastQofka Guursada Narcissist waa qof sidee ah? Calaamadaha, noocada bahdilka iyo sida looga bixi karo.2024-10-0133 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastResilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada2024-01-2308 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast10 qaab oo aad ula tacaali kartoo depression ka iyo 10 sababoodIskubuuqa waxa keena ama sababa arimmo aad u badna oo kala duwan sidoo kale waxa uu yimaadaa marar iyo xaalado kala duwan oo qaar la saadaalinkaro sida umasha kadib iyo marar kale markaa halkan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa 10 qaab oo aad ula tacaali karto iyo 10 sababood.2024-01-1617 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast5 shay oo laga qoomamoodo markuu wakhtigu ku dhaafoHad iyo jeer waxaan ku mashquulanaa ama ahmiyada siinaa waxaabo hadii sanno kadib lagu waydiiyo farxaada iyo cida aad jeceshahay toona aan noloshooda iyo xidhiidhkiina ama wakhtigii aad wada qaadan lahaydeen wax saamayn ah ku reebin, hadaba shan tan shay ayaa ah kuwada dadku guud ahaan inta badan wakhtiga ay gaboobaan ama jaaninskoodii dhaafo ay ka qoomameeyaan.2023-12-1907 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast5TA NOOC EE BAHDILKA & NOOCA UGU DANBEEYAY EE DIGITAL KA.5 nooc oo ka mid ah bahdilka iyo xadgudubka kuwaan oo ku jiro kan ugu danbeeyay ee digital abuse ka. dhagaysi wacan.2023-07-3014 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastPersonal development: Hore umarka qofku wuxuu sameeyaa cida ugu dhow!Hadii aad noloshaada iyo naftaadaba isbadal ku samayso waxay saamayn ku yeelanaysaa toos ah hadba cida kugu dhow sida asxaabtaad ama qoyskaagaba, tusaale ahaan isbadalkaasi siyaabaha u asxaabtaada utaaban karo waxa weeye in ay kula jaan qaadi waayaan oo wiixi aad waadi jirteen sida fikradaha, madadaalada iyo dhamaan dhankasta oo nolosha aad iskaga xidhnaydeen aad kala xidhiidh furataan ama ay kula jaanqaadaan oo iyaguna hore umar tiigsadaan. Sidaa si lamid ah waxaad noqono kartaa in saxiibkaa hore umar ku talaabsado oo adigu aad noqoto cida laga gudbayo ee aan talabadaas la qaadi karin.2023-06-0509 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastGrowing up toxic household - Identity lost, P.Pleasing and low esteemMarka uu  ilmuhu ku koro guri toxic ah xataa hadii aan isaga si toos ah waxba loogu geysan oo loo dhibaatayn hadana waxa soo gaadha waxyeelo aad u balaadhan haseyeeshee halkan waxaan ku soo qaadanaynaa uun saddex calaamadood oo ka mid ah dhibaatooyinka balaadhan ee soo gaadha kana muuqda marka uu ilmuhu waynaado.2023-06-0112 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast9 qodob oo ilamaha ka ilaaliya Trauma da hadhowSagaalkan qodob maaha ku hubaal ilmahaaga noloshiisa mid saxar iyo dhib la'aan ah ka dhigi doono lakiin waa kuwo hubaal kordhin doona taya'ada noloshiisa.2023-03-0315 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastWhy my Ex - Waayo uu Ex kaygu qofka cusub u siiyaa wixii aan anigu ka wayayEpisode kan waxaan kaga hadalaynaa waayo Ex aad kala tagteen  uu ugu sameeyo wixii uu adigu ku samayn wayay qofka cusub, ama wax kasta oo aad adigu rabtay. waayo ay iyagoo ahaa kuwa xun isla markaan khaldanaa ay  hadana ugu muuqdan kuwo nolol cusub oo farxad leh markiiba samaysta halka qofka daacada ahi ay mudo ku qaadato. malaha wax kastaa siday u muuqdan maaha.2022-09-2609 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastFathia AbsieFathia Absiye ayaa ka hadlaysa waxa dhiirigaliya, xasuusteedii ugu farxada badnayd ee caruurnimo, talo ay jeclaan lahayd in ay qaadan lahayd waahore iyo su'alo kale oo badhan.    Mahadsanid dhagaysi wacan. Istahil2022-07-2932 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSaxiibka Xaasidka Calamadihiisa - Toxic friendsSaaxiibka xun iyo qaar kooban oo ka mid ah calaamadihiisa si maalinle ah ama joogta ah u saameeya hab nololeedkeena iyo dhamaanba degananshaha iyo farxadeena.2022-04-1111 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastIsku-Buuqa iyo Calamadaha qofku isku arkoIskubuuqa iyo calaamadaha qofku isku arko qaar kamid ah iyo sida ay nolol maalmeedkiisa u saameeyan isla markaana ay u eegyihiin.2022-03-1607 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastCalamaddaha Bahdilka ruuxiga ah Emotional abuse2021-09-2604 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastKaltum Rivers without the Music background2021-09-2653 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastKaltun Rivers: Gabdhii ugu horeysay ee Soomaaliyad ah ee....Martida maanta waa  : Councillor Kaltum Rivers:  waa gabadhii ugu horeysay ee African, Somali, muslim, xijaaban ee ku soo baxaday doorashada degmadeeda iyo magaalada Sheffield kana soo baxaday xisbiga cagaaran.  ____________ Locally elected member, Sheffield City Council-Green Party Also a student at The University of Sheffield, PhD Candidate: Researching Serious Youth Violence. Previous Masters in Education Policy and practice Gender and Education Global Education policy . Girls access to free Education Special Educational needs and culture consultant Working with Schools, Local education authorities and Communities.2021-09-1855 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast5 Nooc ee waalidnimada & SaameyntoodaMaanta waxaan ka hadlaynaa 5 nooc ee ay waalinimadu uqaybsanto iyo saameynta ay ku yeeshaan caruurta, sida nolooshada ayaaheeda danbe.2021-09-1125 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast3 dan nooc ka fagow: Negative people2021-07-1833 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastFaahfaahsan+Jaawaabo NarcssistEposide kan waxaan aad u sharaxayaa barnaamijkmii hore sidoo kale qayb cusubna aan ku daray aniga oo ka duulaya su'aalihii aad iga soo waydiiseen mawduuca oo bartayda tiktok iyo comments ka youtube kaba.2021-07-1147 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast#Narcissist Labadiisa nooc iyo sideed ka yeeli lahayd.waxa barnaamijkani si faahfaahsan uga hadlayaa Narcsissist ka iyo labadiisa nooc ee ugu weyn iyo calaamadaha lagu garto, habdhaqankooda iyo sidii aad ula noolaan lahayd.2021-07-0421 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastProcrastination: Wahsiga: Iska jar oo qorshahaaga raacAll social media: @Somalimotivationpodcast                           @Esthahil Contact:Somalimotivationpodcast@gmail.com2021-04-2608 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSAAQIDNIMAD: Muxuu ilmuhu u nacaa Iskuulka.Sababaha keena in uu ilmuhu iskuulka naco ama ka nijad jabo. ayaan maanta u qaybninaynaa laba sababood iyo sidoo loo xalin lahaa iyo waxyaabaha keenaba.  Social media: @Esthahil                       @Somalimotivationpodcast2021-03-0221 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastGaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka#Dhiirigalin #Domesticabuse #somalipodcast #somalimotivationpodcast Kalmadan aan maanta ka hadlayno ayaa ah mid khatar ah, aad u culus islam arkaan macanaha ay u taagan tahay uu yahay mid cabsi leh marka la eego sida ay u samayn karto qofka ku jirta xaalada ama xidhiidhka abuse ka noocan ahi ka dhaco. Waa mid qofka maskaxdiisa iyo awooda ka qaadi karta isla markaana uunoqonayo mid runta iyo dhalanteedka kala saari karin. Facebook: @Esthahil Aideed Facebook: @Somali motivaton podcast Instagram: @Somali motivaton podcast Instagram: @Esthahil2021-02-1813 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastKadaa dhaawaca Maskaxda Ilmahaaga.2021-02-0707 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastCasharkii aan Nolosha ka bartay - Qoraaga DoolaalMaxamed Badda waa qoraaga buuga Doolaal oo uu kaga sheekaynaayo noloshiihsa ilaa caruurnimo ilaa hada, casharada uu nolosha ka bartay iyo fariinta uu usoo gudbinaayo dhalinyarada.  waraysiga kaga boggo intaas iyo warbixino kale oo dheeraad ahba.2021-01-3136 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastBahdilka iyo Gumeysiga Maskaxada iyo waxyeelada Jidhka.Maxaad ka taqanaa noocyada gumeysiga iyo bahdlika maskaxada ama waxyeelada jidhkaba ee qoyska ka dhex dhaca.  5 wado ee dhabanaha loo dhibo iyo labada nooc ee guud ahaan abuseka barnamika maanta ee #Dhiirigalin ka dhagayso  #Domesticabuse.2021-01-0723 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast5 qodob oo sameeya Caruurta Kalsoonidooda iyo waxabarashadooda2020-12-0206 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastDhalinyarada , Maandooriyaha iyo cunsuriyadaMaxaad ka taqaanaa ’’Rarashada’’ caruurta, waa sida loo isticmaalo ee loogu iib geeyo caruurta maandooriyayaasha wiilal iyo gabdhaba. Hadaba sidee ayay maandooriyayaasha sida khamriga, xashiishada iyo kuwo kale sida badeecada/shiishada iyo dhaqaalaha xumadada iyo deegaanka sida xaafadaha soomalidu degto qurbaha iyo cunsuriyaduba ay u sameeyaan dhalinta iyo waxbarashadoda iyo mustaqbalkooda guud ahaanba. Waraysi aad  uxiiso badan @Abdi Omer Mahamed2020-11-1349 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast30.000 Bukaan ah ayay dhiig ushubeen - Badbaadi-Naf ll Asaasaha barnaamijka Mohamed-Amiin#Dhiirigalin #Badbaadinaf Badbaadi naf: xigasho barta badbaadinaf.com *Ciidii hal naf badbaadisa waxay ka dhigantahay in ay dadkoo dhan badbaadisay ama noolaysay oo u gargaartay.* https://badbaadinaf.com, waa website loogu talo galay in uu noqdo website qofkasta oo jecel in uu dhiig ku deeqo uu soo booqdo isna diiwaan geliyo. ka dib waxa lasoo xidhiidhi doonna cisbitaaladda u baahan dhiigga.2020-06-2230 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastIsku-Buuqa, walwalka, walbahaarka & Ayan Muse Ahmed - Covid192020-06-0840 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastWaa Maxay Autism iyo Xaaladaha La Xidhiidha? By: Siciid M. XuseenBuuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay.2020-05-1837 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastCOVID-19 Dr. Zeinab Muse#Covid19 #waadkartaa #Dhiirigalin - Calaamahada xanuunnka , maxaa keena , side la iskaga ilaalin karaa, goorma ayuu qofku khatar ku sugan yahay iyo dumaka uurka leh oo u bahan in ay si gaar ah u taxadiraan. Si faahfaahsan ayay Dr. Zeinab uga waramaysaa xanuunkan iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dalkii hooyo dagan oo ay ugu daran tahay hadii uu naqasku qabto in aan loo heli doonin mashiinada bukaanka ka caawiya neefsashada iyo oxygen labadaba.2020-04-1328 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastDr Ahmed Hassan Psycologist - PTSD-Xanuunka Maskaxda iyo sida u qofku isagu isku dawayn karo-2020-03-1042 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastDr. Soheir Hassan - PHD- ku diyaarisay Fayodhowrka guud iyo ka hortaga xanuunda aan la isqaadsiin- University of OsloDr. Soheir Hassan waxay ka qalin jabisay qaybta cafimaadka ee jaamacada hargeisa sannadkii 2009 kii mudo waxay ka shaqaysay cisbitaalka guud ee Hargeisa iyo hay’adaha caalamiga ah oo ay la shaqaynaysay, kadibna waxay fursado waxbarasho ka heshay wadanka dibadiisa gaar ahaan jaaamada Oslo ee wadanka Norway halkaas oo ay dhawaan ku soo dhamaystirtay shahaadada PHD oo ay ku diyaarisay Fayadhowrka bulshada wacyigalinta iyo ka hortaga cudurada aan la is qaadsiin.2020-02-0432 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastWaa maxay Guushe? Sidee se loo gaadhi kartaa?Waa maxay guushu sideedaba? sidee ayaa se loo gaadhi karaa? labadan su'aalood ayaan barnaamijka maanta ee dhiirigalin kaga jawaabaynaa sidoo kale waxan ku soo qaadanaynaa 9 qodob oo kaa caawin kara meesha aad rabo in aad gaadho?2020-01-1118 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSannadka-cusub ku guuleysoWaa maxay sababta ay qorshayaasha sannadka cusub u guuldaraystaan? Ma rabtaa in sannadkan aad ku guulaysto yoolkaaga iyo qorshaha aad dhigatay. Ka dhagayso halkan 7 qodob oo arintan kaa caawin doona. #podcastsomali #waadkartaa ka dhagayso barnaamijkan meel kasta oo aad ka hesho podcast yada ama google garee. #MAHADSANID2019-12-2216 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastMustafe Baruud: Gushaadu Gacantaada ayay ku jirtaaMustafe Baruud, waxa uu waraysiga kaga hadlayaa guusha, sida loo gaadho iyo waa maxay sababta dhalinyarada wadanka joogta ay waxbarashadii wadankooda ku barateen isla wadanka gudihiisi ay suuqa shaqada shaqo uga jari ladahay. Mustafe sidookale waxa uu ka hadlayaa macadka uu asaasay ee cilmi baadhista iyo kordhinta awoodaha maskaxda aadamaha.  Dhagaysi wacan.2019-10-2833 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSTRESS: Stress ka sidee loo yareeyaa.sidee baad stresska noloshaada uga saari kartaa adiga oo yaraynaya oo isbadal aad u fudud ku samaynaya noloshaada.2019-10-1308 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastMubaarik Abdirahman - Talada Wadada GuushaMubaarik Mohamed Abdirahman, waa xildhibaan ka tirsan golaha hoose iyo gudiga waxbarashada magaalda Mälmö ee wadankan Sweden. waa wiil dhalinyaro ah oo ka shaqeeya arimaha dhalinyarada hormarkooda, wargalintooda , dhiirigalintooda iyo wacayigalinta dhan walba ah. halkan ka dhagayso warsigii aniga iyo isaga na dhex maray oo ku saabsan sida guusha loo gaadho, talooyinka uu u soo jeediyay dhalinta iyo 3 su'aalood oo uu i wayiidayay aniga.2019-09-1643 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcast8 sababood oo keena Guuldarada.MA OGTAHAY IN AY GUULDARADU TIMAADO KALIYA MARKA AAD JOOJISO ISKU DA'AYGA.halkan maanta waxaan si kooban ugaga hadalaynaa sababaha keena in aan guul daraysano guud ahaan oo aan ku soo koobay 8 qodob. ku soo dhawaada barnaamijkeena dhiirigalin iyo somali motivation podcast, waxaana idinla socodsiiya usbuuckasta aniga oo Istahil Aideed.2019-09-0113 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastWaa Hooyo iyo Hogaamiye la HiigsadoKaltun Osman Rivers Waa Hooyo iyo Hogaamiye la Hiigsado Cllr Kaltum Banday. Halkan ka dhagayso waraysigii na dhex maray oo xiiso badan. #sidoo kale eeg #su'aasha ay kaltuun aniga laftigayga i waydiisay. ka dhagayso #Itunes #applepodcast #spotify #youtube waraysigu waa arimaha bulshada, guusha, dhiirigalinta iyo sida shaqada qaarkeed aan uga kirbirno. Somali Motivation Podcast2019-08-0246 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastTAHRIIB - waa 14 sanno jir sidee buu ku soo gaadhay Yurub?Waa 14 sanno jir ka soo tahriibay tuulo kutaala koonfurta Soomaliya. waxa uu soo arkay dumar & la Kufsaday, jidhdiley iyo qaar macaluul u dhintay. Ilmo yar ama qof dhalinyaro ah sidee ayay maskaxdiisu u qaadi kartaa isla markaana uga sheekayn kartaa dhibaatadaas soo martay oo samaysay fayoobantiisa iyo guud ahaanba noloshisa, dhagayso waraysigan.2019-07-1914 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSideed kalsoonidada u kordhin kartaa!Sidee ayaad kalsoonidaada kor ugu qaadi kartaa…………..Ma waxaad tahay qof isku kalsoon mise mid isla wayn oo awoodiisa maskax ahaaneed iyo qofnimaba buunbuuniya. Kalsoonidu waxay kordhisaa jaaniska guusha nololeed halka ay isla waynaantu tahay mid horseeda burburka iyo guuldarada.2019-07-0905 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastHiigsasho - Warysigii Khalid J.QodaxWaraysigan ayaa ku qotoma hiigsashada iyo doorka uu rolemodelka ama qofka aad hiigsato ee aad jeceshay in aad ku dayato si aad u gaadho hadafkaaga nololeed iyo qorasha kuu degsanba.2019-06-3024 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastAdigu Dhabarka ha iska Toogan!!!! self-sabotage!Kalamada maanata saldhiga u ah mawduuceena waa Self-Sabotage, ama in aad adigu dhabarka iska toogato, guushaasda iyo fikirkaagaba aad lugta qabato. iyo saddex ka mid ah sababaha keena in uu qofku sidaas sameeyo.2019-06-1511 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastSi-xun ufikirka iyo dhibka caafimaad uu leeyahay - epo 2Si xun u fekerku waxa uu dhibaateeyaa noloshaada guud ahaan gaar ahaan cafimaadkaaga maskaxeed iyo jidheedba. wuxuu saameeyaa oo kale goaan qaadashadaada nolololeed iyo habdhaqankaagaba. sideed u badali kartaa si aad wax walba dhanka wanaagsan uga eegto. Dhageysi wacan, mahadsanid.2019-06-1006 minSomali Motivation podcastSomali Motivation podcastDhiirigalinta Ma ubaahan tahay? Epo 1Dhiirgalinta goorma ayay timadaa, goorma ayuu qofku dhiiranaan dareemaa, mase tahay runtii muhiin. marka ay dhiranaantii iyo xiisihii ka ba'aan sideed yeelaysaa ama aad hawlahagii ku sii wadan kartaa. maqalka u horeeya ee podcast keena waxaan idinku sheegi doonaa in aad u baahan tahay dhisibiliin kaas oo ka awood badan dhirigalinta. Mahadsanid dhagaysi wacan.2019-06-1004 min