podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
KULMISO
Shows
Kulmiso
Cabdullaahi Maxamed Maxamuud "Cabdullaahi Qarshe" & Maalmo Lama Ilaawaan Ah!
Waxaa soo jeedinaya marqaatiga nool Qoraa Saciid Jaamac Xuseen iyo Maxamed Amiin oo xubin ka ah Madasha Kulmiso. Waxaana daadihinaysa Luul Araweelo oo ayadu ah Maamulaha Madasha Kulmiso iyo Podcast-igan Kulmiso ee kuu soo gudbinaya. Waxaa hubaal ah in aad u baran doontid Abwaan Cabdullaahi Qarshe shaqsiyadiisii wadiniyadda iyo qadiyadda ku caanka ahayd. Dhagaysi wacan. 7. Nofeember, 2021.
2021-11-07
1h 47
Kulmiso
TIRAABTA TOOLMOON MAXAAD KA GARANAYSAA?
Barnaamijkan waxaa isku soo duboriday Maxamed Caynte. Martida waa: Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo ay kaabayaan Team Kulmiso, Xubnaha kala ah Rashiid Sh. Abdillaahi (Rashiid Garwayne, Salaad Cusmaan Rooble, Shamso Araweelo Shegow, Mahad Abdulle, Qali Farah, Abdirahman Farah (Luunge) iyo Lul Araweelo Kulmiye 1. september, 2021
2021-09-02
3h 14
Kulmiso
THE FUTURE OF SOMALIA
30. JUNE 2021
2021-07-01
1h 04
Kulmiso
XUSKA GOBANIMADA JAMHUURIYADDA JABUUTI 27. JUUN :)
2021
2021-06-28
3h 14
Kulmiso
XUSKA SUUGAANTA GOMONIMO-DOONKA & MUNAASABADA 26. JUUN
2021.
2021-06-28
3h 30
Kulmiso
NABAD & NAFTAA HADAL
Caawa waxaan ku daahfuray Clubhouse barnaamij cusub oo aan ugu magac daray NABAD & NAFTAA HADAL. Ka dib markaan zoomka ku qabanay asiga oo english "Peace & Reconciliation in 75 years" oo uu marti ku ahaa Jens J. Wilhelmsenqabsadeen oo 95 jir ah, nacayb uu Jarmalka u qabay, ka dib markay Norway 5 sano haysteen go`aansaday in uu ka mid noqdo shaqsiyaadka ka caawinaya Jarmalka iyo Jabaan oo dunidu takoortay in ay dib u xoroobaan, Waxa la isku waydiinayaa barnaamijkan WAAYAHAAGA WAXAAD U SOO JOOGTAY. Dagaal ma u soo joogtay? Haddaadan u soo joogin xanuun aad dhaxashay ma jiraa? Haddii uu jiro ma...
2021-06-25
2h 41
Kulmiso
MUNAASABADDA 15. MAY, 2021 Part 1 & 2
Waxaa martida ka mid ah. Macallin Saciid Saalax Axmed, Salaad Cusmaan Rooble, Aar Maanta, Maryan Ruun, Bashiir Cali Hussein, Sayid Khaliifa iyo xubno badan oo ah Kooxda IFTIN, Mohamed Macloow oo asigu Kooxda Waaberi nagala joogay.
2021-06-25
1h 40
Kulmiso
TAARIIKHDA DOWLAD DHISKA IYO XAALADDA SOOMAALIYA 22. Jun, 2021
Soo diyaarinta - Shamso Araweelo Sheegoow Daadihinta - Shamso Araweelo iyo Jabriil Nuur Martida - Abdi Garaad Dhextaalka iyo Farsamada - Lul Araweelo Kulmiye
2021-06-23
3h 29
Kulmiso
5 QODOB EE KA DHIGTA QOYSKA MID WAARA? 21,Jun, 2021
Martida waa Hibo Omar and Sh. Ahmed Johari Bilaal oo ah lamaane u istaagay wacyi gelinta bulshada
2021-06-22
2h 34
Kulmiso
MARTIDA MOHAMED JABARTI EE CH - SH. ABDIRAHMAN SHARAIF
20. JUN, 2021
2021-06-22
2h 09
Kulmiso
SU`AALO IYO JAWAABO DIINI AH.
20. JUN, 2021
2021-06-21
1h 23
Kulmiso
YAA MUDAN IN LA MAAMUUSO? "XAQUUQDA IBNU AADAMKA" BY. SH. ABU DALXA
20. JUN, 2021
2021-06-20
59 min
Kulmiso
DIINTA ISLAAMKA & GAALAYNTA MUSLIMIINTA
Waxaa barnaamijka Marti Ku ah: Sh. Mustafa Ali, Sh. Abdirizak Sugulle & Sh. Abdisamed oo si daahfuran uga jawaabaya su`aalahan soo socda. 1) Qatarta dadka in la iska tuhmo iyada oo cadeeyn loo hayn? 2) Xaguu ka yimid dad gaalaysiintu? Waase maxay waxyaabaha diidaya in qofka la gaaleysiiyo? Yaa sheeki kara in unuu gaaloobay? Ma qof kasta ayaa gaal dhihi kara?
2021-06-19
2h 59
Kulmiso
Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021
Waa Barnaamij Dhaxal gal ah oo Ayotiinkeenna wanaag u horseedi kara haddii loo qabto hawsha sida ay tahay. Shacabow duwlad waa dad dal isla leh ee afarta madaxda innoo ah keliya ma aha. Madaxdu caadiyan waa waxgarad, aqoon iyo khibrad iyo dadaal aad ku doorato si ay kuu metelaan oo aad adna adiga oo og in dadka iyo dalka laguu dhaqaaleynayo aad noloshaada adduun iyo tan aaqiro aad si xornimo leh u raacan karto. Maanta ma hayno taas ee waxaan haynaa sidee XEERO LAGU XAGTAA ILKANA KU NABAD GALAAN ee muska ka soo baxa oo iskaa wax u qabso...
2021-06-16
3h 24
Kulmiso
FAMILY PROGRAM - Child Development and Stress Management
1. Martida Barnaamijka Qoyska 14. Jun, 2021 Garaad M. Ibrahim Awad - PhD In Social Anthropology, Esp. Child Development 2. Abdibasid Ali Mohamed - Psychotherapy Behavioral Analyst Family and Adolescents
2021-06-15
2h 40
Kulmiso
MARTIDA KULMISO DR. MARYAN QASIM
Team Kulmiso waxaa caawa farxad u ahayd in ay u soo martido Dr. Maryan Qasim oo ah qof xog ogaal ah. 13. Jun, 2021
2021-06-13
2h 48
Kulmiso
SUUGAAN - TIX & TIRAAB
WAXAA BARNAAMIJKA KU MARTI AH LABO BUUG OO LA KALA YIRAA "LOOYAAN" IYO "GUUR LA QARIYAY GOORMAA LA OGAAN" 12. JUN, 2021
2021-06-13
4h 33
Kulmiso
Duulista Hawada Soomaaliya - SOMALI CIVIL AVIATION /
Barnaamijka Bulshada waxaa caawa marti ku ah Madaxda Duulista Hawada Soomaaliya oo waa dood wargelin iyo war wadaag ah. Hubaal wax badan oo aadan ogayn ayaad ogaan. Ugu yaraan waxaad ogaan doorkaaga muwaadinnimo. Madaxda martida ku ah Barnaamijka Bulshada waa: Sharcidejiye Qaran Farxiya Muumin Agaasimeguud Cali Gacal Gaaboow, Wasaarada Gaadiidka & Duulista Hawada Maareeye Ahmed Hassan,, Waaxda Duulista Hawada Soomaaliyeed Wasiirka Abdirizak Adam Gedi, Wasaarada Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ee Maamulka Hirshabeele iyo Mohamed Abuker Nuur oo ka ahaan jiray Sarkaal-sare Duulista Hawada Soomaaliya Xiriirinta: Sh...
2021-06-10
3h 18
Kulmiso
Introduction To Islamic Scholarship In The Somali Peninsula - A discussion w/ Ustaad Mohamud Mohammed
Presented By. SOMALI HISTORY & HERITAGE CLUB AT Moderates: Hodan A. & Mohamed Abdullahi Artan Jun 8, 2021 at Clubhouse.
2021-06-09
1h 54
Kulmiso
SIRAHA FARXADDA GUURKA
07. JUN, 2021 Waxaa casharka bixinaya Ibrahim Waberi oo asigu ka tirsan Kulmiso Platform.
2021-06-08
1h 40
Kulmiso
SUUGAAN - TIX & TIRAAB
Waxaa caawa barti ah labo maanso oo mug iyo meeqaam leh ooo dhaqal ah. Waxaa raacay dhowr kale iyo heeso. Heesta Wabigii Aqoontoow waxaa curuyay Macallim Saciid Saalax Ahmed. Waxaana ku luuqaynaya kooxda IFTIIN. #Kulmiso 5. Jun, 2021
2021-06-06
4h 55
Kulmiso
MA ALLAA WAX NAAFEEYA MISE AADANE?
Waxaa mahad ballaaran u gudbinayaa dhammaan codadka aad maqli doontaa. Waa hubaan in aragtiyaha aan isweydaarsanayno ay saamayn kugu yeelan doonaan oo sabab? waayo qofnimadaada ayaa ku diri oo ku badi. Ulajeedka si aad u fahanto dhagayso heesta ugu danbaysa ee ku soo laabo bilowga, mahadsanid. ISKA GUDBI 10 KA DAQIIQO EE UGU HORAYSA. Raali ka noqda in aanan waqti u helin oo aanan qaybo qaybo ka dhigin, balse mar aan waqti hayo baan yeeli doonaa, waa mahadsan tihiin.
2021-06-06
4h 31
Kulmiso
WHAT IS PEACEFUL MIND?
OUR GUEST IS: A global advocate and relentless crusader of promoting mental health, Nabhit Kapur, from India, envisage a world free of mental health stigmas and taboos. Through his exemplary work, indefatigable spirit and passionate endeavors he has been able to bring impactful transformative changes in several parts of the world. A Psycho-Prenaur, Author, TEDx Speaker and globally decorated Ambassador of Mental Health and peace with numerous recognitions globally. Kapur is perhaps the youngest psychologist in the contemporary world, and only one from India, leading this remarkable movement to make mental health a household name.
2021-06-04
1h 00
Kulmiso
AWOODDA MASKAXDA
Martida: Cali M. Diist ni iyo Buug cusub oo uu ugu magacdaray XAKAME - Noqo qo qof iska adag naftaatana xakame. Mustafa Ayanle CEO & Editor In Chief Africa 21st Century News & Galaxy 21st Entertainmant
2021-06-04
3h 24
Kulmiso
TARTANKA HIBADA DAHSOON YUU KU DHAAFIN CAAWA 3. JUUN 2021
IS KEEN HADDII AAD ISKU MALAYNAYSO HIBO FANEED. FANKU WAA SIDAHA HIDDAHA SOOMAALIYEED.
2021-06-03
06 min
Kulmiso
ARRIMAHA QOYSKA 1. Jun, 2021
Barnaamijka Arrimaha qoyska oo Ramadaanka fasax qaatay ayaa dib u furmay isniintii 1. Jun, 2021 ayada oo lagu daahfuray buug aad iyo aad u qiimo badan oo aayatiinka qoyska saamayn weyn ku yeelan kara haddii aad akhrisid ayaan ku daahfuray mar kale barnaamijka Arrimaha Qoysk.
2021-06-02
1h 42
Kulmiso
MARTIDA CAAWA AMB. HAWA HASSAN MOHAMED
Mowduuca waa siyaasadda haweenka iyo doorka haweenka ay ku leeyihiin safaaradaha.
2021-06-01
1h 45
Kulmiso
Climate Change and The Way Pollution Effects The Nature
Bacda xaalufin bay innagu haysaa oo dhaqaalaha ayeey hoos u dhigtay ee danbiil, salad, kolay, dhiil iyo haan ha la soo celiyo oo geedaha jariddda ha laga daayo. Roob la`aanta geedaha la xaalufinayo ayaa u wacan.
2021-05-31
2h 39
Kulmiso
SUUGAAN - TIRAAB (Buug baa marti ah)
In Adeer Said Jama Hussein ii soo diro qoraalkan faalada iyo faaqidaada ah aad bay ii dhiiro gelinaysaa, mahadsanid adeer. Waxaan rajaynayaa in aad wax badan ka dheefi doonto barnaamijkan. Ugu danbaynta heesta ku jirta fadlan faallo sida aad u fahan tahay ah iigu soo dir kulmiso18@gmail.com 5 Luul, my dear You were great.. you were splendid ,as usual, last night in moderating the session “ Tiraabcurinta Toolmoon”. It was a real success because the young guest participants were given an adequate venue and popular platform to present their literary production. Evidently, they felt encou...
2021-05-31
2h 26
Kulmiso
MONAASABADDA 15. MAY 2021 PART 9
Dhagste waxaa macquul ah in aad isweydiisid aaway qaybihii kale? Noo dulqaado way soo socdaan e. Munaasabbadan maalin dhan bay 9 saacadood socotay, si aan idiinku fududeyno ayaan soo jarjaraynaa oo qayb ba mar idiin soo gelin. Sababta aan ku doortay qaybta 9aad waa in ay qayb i qusaysa ximbaarsan tahay. Balse taariikh dalka iyo dadkaaga haldoorka ahna qayb bay ku baraysaa ee dhagaysi wacan. Mahadsanidiin.
2021-05-29
49 min
Kulmiso
BASIC UNDERSTANDING OF MENTAL HEALTH
Waxaa barnaamijkan qabtay SOMALI MENTAL HEALTH CLUB ee Clubhouse oo ay ku midaysan yihiin dhaqaatiir cilminafsi oo qaarkood ka mid yihiin TEAM KULMISO. Waxaan ka xumahay in Ayan Jamuus hadalkeedii uusan innoo duubmin. Balse waa hubaal in aad wax badan ka faa`iidi doontid. Naftaada caafi oo is baro si aad u aragto wacyi walba oo aad ku jirtid. Dhagaysi wacan.
2021-05-29
1h 37
Kulmiso
MARTIDA KULMISO DR. ABDIRAHMAN M. A. HASHI
WAXAA BARNAAMIJKA MARTI INNOOGU AH DR. ABDIRAHMAN MAXAMED CABDI HASHI OO ASIGU AH MUSHARAX MADAXWAYE EE DALKA SOOMAALIYA 2021. WAXAAN WAYDIINAY OO UU NOOGA JAWAABAYAA "SIDEE SOOMAALIYA KU GAARI KARTAA ISBEDEL IYO HORUMAR DHAB AH?" HUBAAL WAAD IS WADA WAYDIINAYSAAN. BALSE HORAANTA WAA AYO DR. ABDIRAHMAN?
2021-05-27
4h 49
Kulmiso
CODKA BULSHADA
Barnaamijkan waxaa soo qabanqaabisay SGEM Club (Clubhouse). Waxa aan uga doodaynaa "Ma loo baahan yahay in la sii wado ololaha 30%+? Waa barnaamij si daahfuran loo ra`yi wadaagayo. Fadlan fikirkaaga na la wadaag oo qoraal noogu soo dir kulmiso18@gmail.com
2021-05-23
2h 33
Kulmiso
SOMALI ENTERTAINMENT PRESENTS FARHIYA KABAYARE
SOOMAALI ENTERTAINMENT WAA HOOL MURTIDA IYO MADADAADALDA. Waxa uuna ka furan yahay clubhouse ee ha moogaan haddii aad tahay shaqsi ku dhaata dhaqankiisa oo suugaantu qiimo u leedahay. Suugaantu waa halka xadaaradda bulsho laga dheehdo. Waxaan u mahad celimayaa Talyaani, Abdinaasir, Goiska iyo dhammaan bahda Somali Entertainment oo runtii ehel ii ah.
2021-05-23
3h 47
Kulmiso
EID SHOW By. SOMALI ENTERTAINMENT CLUB & KULMISO CLUB
Waxaa mahad ballaaran iska leh maamulka Hoolka Murtida & Madadaalada Soomaalida ee Clubhouse oo saamaxay in Madasha Kulmiso ay qayb ka noqoto qabanqaabada BANDHIGA CIIDDA 14. MAAJO, 2021 oo ay Marti sharaf ku ahaayeen Qamar Suugaani, Digriyoow Cabdi, Dj. Muscab iyo dhammaan fanaaniinta Soomaalida. Halkan ka dhagayso qaybtii 1. aad. Hanna sugi weyn qaybt 2aad.
2021-05-21
3h 20
Kulmiso
A New Eid Song By: Negeeye Ali Hirsi 2021
Erayada: Negeeye Cali Hirsi Laxanka: Negeeye Cali Hirsi Muusigga: Ridwaan Galaydh Codadka: 1) Baashe Delta 2) Cumar Daauud 3) Timacade --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kulmiso/message
2021-05-13
03 min
Kulmiso
GUUR & CALAF part 1 to part 4
Waxaa la falanqaynayaa CALAF waa maxay? Sax miyaa in wax walba calafka loo saariyo?
2021-05-12
4h 13
Kulmiso
SUUGAAN - Waa Maxay Tix?
Madaama aan kale reebnay Suugaantii (TIX & TIRAAB) oo sabtidii hore aynu qaadaa dhignay TIRAAB ayaan sabtidan qaadaa dhigi TIX. Martida: Axmed Faarax Cali "Idaajaa" oo qeexaya TIX iyo Rashid Sheikh Abdillaahi "Garwayne" oo innoo sharaxaya maansaddii "Bulsho" ee Mohamed Ibraahim "Hadraawi". Intaa waxaa dheer falanqaynta cajiibka leh ee haween iyo ragba bixinayaan marka Team Kulmiso iyo shacabku isla falgalaan. Waan fahmayaa in barnaamijku aad u dheeryahay lakiin qaybo baan u qaybin doonaa ee hadda iska sii dhagaysta oo halkaad uga tagto xasuusnaaw oo bartii ka sii wado. Mahadsanid in aad soo booqatay Podcaste-tigan #Kulmiso. Faa`ladiinu waa i...
2021-05-09
4h 18
Kulmiso
Waa Maxay Jacayl & Baroor-diiq qarixii caawa 9. Maajo 2021
Waxaa la qaadaa dhigayaa jacaylka ayada oo dhanka cilmi, diin iyo dhaqan. Waxaad dhagaysan doontaa suugaan tiro badan. Annaga oo ku gudajira ayaa la soo sheegay qarax galaaftan walaalo badan. Ka dibna wuxuu isu bedelay baroor-diiq.
2021-05-09
5h 42
Kulmiso
TAARIIKHDA SOOMAALIDA Prat 1
Sorry kii hore codkaa ka maqnaa, balse hadda waa kan barnaamijkii ee dhagaysi wacan. Mahadsanid Ustaad Mubarak in aad isoo wargelisay.
2021-05-07
5h 10
Kulmiso
HAB TEBINTA TAARIIKHDA SOOMAALIDA
Heesta furitaanka waxaa ku luuqaynaya kooxdii Iftiin! Heesta marka ay dhamaato dhowr daqiiqo ayaa cod la`aan ah ee iska gudbi! Mahadsanid:) Waxaa marti ku ah: Abdirahman Furre (British Furre) & Abwaan Negeeye Hirsi "Qofku qiym, haybad iyo hannaan intuu doono ha la`haadee, haddii uu cidloodo ugaar buu noqon" By. Said Jama Hussein (May 9, 2021)
2021-05-07
4h 11
Kulmiso
"Soomaali been way sheegtaa, beense ma maahmaahdo" Ma dhabbaa? - Taariikhda Soomaalida!
%. Maajo 2021 Clubhouse: Kulmiso-Araweelo club iyo Team Kulmiso. Waxaa laga doodayaa maahmaahdaa cinwaanka ah ma runbaa? Ma been baa? Mise Jawaab kale oo run iyo been toonna ahayn baa jiri karta? Waa qaybtii 1aad ee u tooghay asbuuca danbe iyo qaybta labaad. Team Kulmiso waxay u bahadcelinayaan dhammaan intii kala qayb qaadata barnaamijyada, doorkay rabaan ha yeeshaane e.
2021-05-06
29 min
Kulmiso
Faa`iidooyinka iyo Badbaadada Degaanka
Waa qayb ka mid ah barnaamijka FAA`IIDOOYINKA & BADBAADADA DEGAANKA. Intii u danbaysay baan doobmin oo aan ka keenayaa jawaabaha Mohamed Musse Hassan oo ahaa Cilmi-Aqoolka martida ka ahaa barnaamijka. Heesta furitaanka waxaa curuyay 80-tameeyadii Macallin Saciid Saalax Axmed.
2021-05-03
56 min
Kulmiso
Tayada Tiraabta
Barnaamijkii TIX iyo TIRAAB waa uu isku baaxad batay. Sidaa darteed waxaa la go`aamiyay in la kala reebo oo sabtina TIX laga dhigo, sabtina TIRAAB laga dhigo. Sabtidan waxaa la doortay TIraab. Martida: 2. may 2021 Qoraayada kala ah. Saciid Jaamac Xuseen Ifraax Ciyoow Ibraahim Aw-Hassan Ismaaciil (Waberi)
2021-05-02
4h 12
Kulmiso
Languages Shape How We See The World! The Impact Of Human Emotions!
Sowr sekken ka dib buu bilaabanayaa ee u dulqaado, mahadsanid. Waxaa aragnaa sida luuqaduhu u qaabeeyaan Dunida! Miyaad ogtahay erayada aad ku hadlaysid Saamaynta Dareenka Aadanaha ay u leeyihiin?
2021-05-02
4h 10
Kulmiso
SIYAASADDA, DIINTA IYO HAWEENKA
Martida: Sh. Mustafa Ali
2021-04-30
2h 18
Kulmiso
WOMEN And ISLAM
Martida: Sh. Mustafa Ali 29. april 2021 Waxaan raaligelin ka bixinaynaa in barnaamijka saacadii ugu danbaysay aysan duubmin. Aad ayaan uga xunnahay taas. Balse labo saac oo ka mid ah ayaa duubmay oo aad ka dhagaysan kartaa barnaamijkan dooda Siyaasadda, Diinta iyo Haweenka.
2021-04-30
2h 18
Kulmiso
WOMEN & ISLAM
Martida: Sheikh Abdulkadir Kishki Xiriirinta: Fatima iyo Mohamed Waxaa øagu qabtau Clubhouse 26. Abriil 2021. Waxay ahayd dood aad u wanaagsan oo si daahfuran la isula qaadaa dhigayay.
2021-04-28
29 min
Kulmiso
Empires of the horns of Africa: The Somalia Empire! (english)
Somali history has never been told this way on social media before. This was an open and accessible program. Hosted: The African History club on Clubhouse Language: English
2021-04-27
3h 21
Kulmiso
TIX IYO TIRAAB
TIX & TIRAAB WAA BARNAAMIJ BILOWDAY sabtidii hore 17. Abriil 2021. Barnaamijkan sabti kasta ayuu ka baxaa Naadiga Kulmiso - Araweelo ee Clubhouse. Qaybtani waa tii 2aad. Waxaa la go`aamiyay in la kala qaado TIX iyo Tiraab oo sabti dhaah loo sameeyo. Sabtidan soo socota ee 1. May 2021 Waxa la qaadaa dhigayaa qayb Tiraab ah.
2021-04-25
5h 10
Kulmiso
🧕🏼HOW TO FIND GOOD SOLUTIONS⁉️
Imagine being 18 and losing the desire to live⁉️ 🙏🏼
2021-04-24
13 min
Kulmiso
TIRTIRISTA TAKOORKA Part 2
Barnaamijka Hagardaamada Haybsooca qayb 2aad ayaa magaca Tirtirista Takoorka ah. Qaybta 1aad ee TIRTIRISTA TAKOORKA ka daawo Facebook/Kulmiso1. Qaybta 1aad ee Hagardaama Haybsooca ka daawo Kulmiso.com qaybta clubhouse events.
2021-04-23
24 min
Kulmiso
CAQABADAHA & FURSADAHA DHALINYADA
Waxaa barnaamijkan marti ku ahaa Nafiso Samatar, Mohamed Omar, Suad Faroole, Saadig Laabsalaax (Team Kulmiso), Nafisa Hersi Ogle, & Negeeye Hirsi (Team Kulmiso). Waxaa daadihinta iyo agaasinka waday Lul Araweelo Kulmiye, Shamso Araweelo Shegow iyo Tasmin Ayman oo ah team Kulmiso. Caaqilka had iyo goorba heelan Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo team kulmiso ka midka ahna khibrad buu nooga tekay. 22. Abriil 2021 #Kulmiso
2021-04-23
2h 08
Kulmiso
QARAN & QABIIL LABO AAN IS QABAN
Bawduucan waxa marti ku ahaa Rashiid Abdillahi (Rashiid Garwayne) & Buug ximbaarsan magaca cinwaanka. 21. Abriil 2021
2021-04-22
3h 36
Kulmiso
BAAQ KU SOCDA WAX GARADKA 🇸🇴
Lul Araweelo & Faay Diriye🧕🏼 Barnaamijyada Kulmiso iyo SGEM waxaad kala socon kartaa Clubhouse: Kulmiso-Araweelo club & SGEM club
2021-04-21
10 min
Kulmiso
TIX & TIRAAB 5/5
9pm Uke time at Kulmiso-Araweelo club at Clubhouse 🧕🏼9pm UK time every Saturday
2021-04-19
1h 36
Kulmiso
TIX & TIRAAB 4/5
9pm UK time every Saturday at Kulmiso-Araweelo Club in clubhouse
2021-04-19
50 min
Kulmiso
TIX & TIRAAB🧕🏼 3/5
Ku soo dhowaaw gacmo & qalbi furan 🙌🏽 9pm UK time every Saturday 🧕🏼
2021-04-19
44 min
Kulmiso
TIX & TIRAAB 🧕🏼 2/5
Ku soo dhowaaw gacmo & Qalbifuran 🧕🏼 9pm UK time & Clubhouse inshallah
2021-04-19
49 min
Kulmiso
BARNAAMIJKA TIX & TIRAAB 1/5
Clubhouse ku soo dhowaaw gacmo iyo qalbi daahfuran 🙌🏽🧕🏼9pm UK time every Saturday ✌🏽
2021-04-19
35 min
Kulmiso
SUUGAANTA TOOLMOON
PART 1: BURAANBUR SALAAN AH & GABAYGA DHAQAN GUUR by. SAFIA TUSMO
2021-04-16
07 min
Kulmiso
MARXAB MARXAB YAA RAMADAAN
Soonqaad Suubban Walaaloyaal 🙏🏼 --- Send in a voice message: https://anchor.fm/kulmiso/message
2021-04-16
04 min
Kulmiso
🚺 WHY CHOOSE THE NAME ARAWEELO? 🚼⤵️🌐
Waa maxay sababta aan u sito magaca Araweelo? 2017-kii bay ahayd ee ma ahayn 2007!
2021-04-15
20 min
Kulmiso
FARXAD & YIDIDIILO
24. Oktoobar 2018 - London! Waxay ahayd habeen farxad iyo yididiilo oo taariikhda galay. Waxaa isugu yimid haldoorki Soomaalida, Hal-Abuuro, Abwaanno, Qalinlay, Warbaahiyayaal, Jilayaal, Sammafalleyaal & Halgamayaal ah Ruugcaddaa.
2021-04-15
46 min
Kulmiso
Heesta Gar’eex & Dhuule Yare April4, 2021
Heestan waxay horudhac u ahayd barnaamijka HAGARDAAMA HAYBSOOCA QAYB 2aad oo cinwaankeedu ahaa “TIRTIRISTA TAKOORKA” ha sugi weyn insha Allah.
2021-04-15
06 min
Kulmiso
WAX KA BARO TEAM KULMISO
TEAM KULMISO WAA INTA AAN SHEEGAY OO LAGU DARAY SAADIQ LAABSALAAX. ADIGU MA TAHAY QOF XIRFADLAY AH OO LEH CILMI BULSHADU U BAAHAN TAHAY? MA QOONDAYN KARTAA WAQTI AAD KU KAABTO BULSHADEENNA? FADLAN KU SOO BIIR TEAM KULMISO. MAHADSANID 🙏🏼
2021-04-13
30 min
Kulmiso
Qoyska Wanaagsan & Ramadaanka
12. Abriil 2021. Barnaamijkan waxaan ugu talogalay soo dhowaynta Soonqaadka oo keliya. Balse madaama barnaamijka Qoyska weligii lama duubin, waxa uuna marayaa qaybtii 6aad. Dalab dadwaynaha ka yimid ayaa ma baday in aan dulmar ka samayno 5tii qayb ee hore. Team Kulmiso waxay rajaynayaan in ay wax dheef yeeshaan barnaamijyadan. Mahadsanidii 🙌🏽 SOONQAAD SUUBAN INSHALLAH ❤️
2021-04-13
4h 03
Kulmiso
HORUDHACA ISKAASHIGA CULUMADA AQOONYAHANADA & BULSHADA
ISKAASHIGA CULUMADA, AQOONYAHANADA & BULSHADA WAA QAYBT 5aad EE ARIMAHA QOYSK. AFARTII QAYB EE HORE LAMA DUUBIN, BALSE QAYBTA 6aad AYAA DULMARAYSA 1aad ilaa 5aad. 5. Abriil 2021
2021-04-13
4h 56
Kulmiso
Iidhehda Kulmiso
Kulmiso Waxaa aasaasatay Luul Araweelo Kulmiye 2016, kadib markii aan la midoobay Shamso Araweelo Shegow oo ah aasaasaha fikirka in la qaato magaca Araweelo ayaa qaar ragga ka mid ah fahan la’aan igu weerareen sababta aan u isticmaalayo magacan Araweelo. Waxaan is tusay markaa in ay ii weerarayaan cabsi lagu soo abuuray. Markaas baan isu bixiyay Kulmiso oo ku iri iska tuura Araweelo adinku ee Kulmiso igu qaata. Xaqiiqdiina taasi waxay siisay walaalahaa fursad ay igu bartaan. Maantana Araweelo & Kulmiso waa u simanyihiin bulshada.
2021-04-12
00 min