podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
Kasoo
Shows
SBS Somali - SBS Afsomali
Cudurka MPOX ee Queensland
Kiis labaad oo Virus-ta Mpox-ka la yiraahdo oo aan Australia ku badnayn ayaa laga helay koonfurta bari ee Queensland. Waaxda caafimaadka QLD ayaa sheegtay in qofka cudurka laga helay uu kasoo laabtay Africa, isagoo hadda lagu daweenayo cisbitaalka Brisbane Hospital.
2025-07-22
05 min
Garasho-wadaag
60. Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha ee ay Bulshadu Xoojineyso
Nasteexo Cali Xasan, ganacsato kasoo jeeda Galmudug iyo Maxamed Cabdi Ilmi, AGAASIMAHA GUUD ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, Galmudug
2025-06-05
1h 10
Maamul Wanaag
Heerka daahfurnaanta, ka qeybgalka dadweynaha & korjoogteynta miisaaniyadda Soomaaliya
Dhawaan Open Budget Survey (OBS) oo sameeya cilmibaaris madax-bannaan oo lagu baaro miisaaniyadaha dalalka, fursadaha ay qeybaha bulshada uga qeyb gaadan karaan miisaaniyadda xilliga la diyaarinayo, iyo kaalinta hay’adaha ka shaqeeya daahfurnaanta ku leeyihiin miisaaniyadda ayaa daabacay natiijada daraasad laga sameeyay miisaaniyadda Soomaaliya sanadkii 2023. Heerka daahfurnaanta, Soomaaliya waxa ay keentay 37 dhibcood (109 halbeeg). Ka qeyb galka bulshada 0 ayay ahayd (18 halbeeg), halka korjoogteynta miisaaniyadda ay noqotay 30 dhibcood (18 halbeeg). Wadarta halbeegyada waxa ay ahaayeen 145. Xog uruurinta waxaa laga sameeyay 125 dal. Natiijada daraasaddan waxaa lagusoo bandhigay madal lagu qabtay Muqdisho oo ay kasoo qeyb galeen hay’adaha dowladda & bulshada rayidka ah oo ay k...
2024-12-11
34 min
Maamul Wanaag
Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland
Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, Madaxweynaha Puntland qeyb kama ahayn Madasha Wadatashiga Qaran & heshiisyadii siyaasadeed ee saldhigga u noqday dib-u-eegista & wax-ka-beddelka dastuurka. 31 March 2024 Puntand waxa ay kasoo horjeesatay wax-ka-beddelkii lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreysa dastuurka federaalka. Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdullaahi Faarax Mire oo ah xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha la isku khilaafsan yahay, kaalinta xildhibaannada lagasoo doortay Puntland & xalka. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at pod...
2024-08-28
48 min
SBS Somali - SBS Afsomali
Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada
Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan
2024-08-27
17 min
Maamul Wanaag
Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib
17-kii bishan May ayuu soo gabagaboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday Muqdisho. Nuxurka warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxa uu ahaa in la isla aqbalay wax-ka-beddelkii iyo ansixintii uu baarlamaanka ku sameeyay 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka, iyo in la hirgeliyo cutubka 4-aad iyadoo wax-ka-beddel lagu sameynayo sharciyada qaar kadibna la dhisayo guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha.Siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay qodobbada kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Isla bishan May sanadkii hore ayay xubnaha Golaha gaareen heshiiska doorashada. Qeybtan 37-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farxaan ISxaaq Yuusuf ayaa...
2024-05-21
38 min
SBS Somali - SBS Afsomali
Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
2024-04-19
09 min
Al Tawrat
070: Isufu bulata kasoo la
Ala xa laafidoo taa Isufu yeŋ, xo a be mansayaa la, bari a xotoolu xa a taa, xa a firi ixo joŋo. A be jee. A be jee. A maarigi kee la musu ba a fee Isufu xa a ñiniŋ laañoxoyaa la. Isufu mu xamariŋ baa ti. A be muŋ ke la?
2024-04-10
22 min
Malinke
070: Isufu bulata kasoo la
Ala xa laafidoo taa Isufu yeŋ, xo a be mansayaa la, bari a xotoolu xa a taa, xa a firi ixo joŋo. A be jee. A be jee. A maarigi […]
2024-04-10
22 min
Al Tawrat
071: Isufu keta mansoo ti
Ala xa yita Isufu lee la siiboo to, xo a be mansayaa la. Woo xoo la, a xotoolu xa a fiiri ixo joŋo. A maarigi kee la musu xa xaroo laa a la, fo a bulata kasoo la. Silaŋ, joŋo meŋ be kasoo la wandi jamanoo xaŋ, ate se ke mansoo ti ba?
2024-04-10
21 min
Al Tawrat
072: Ala xa Isufu la siiboo daafaa
Ala xa laafidoo taa Isufu yeŋ, xo a be sigi la mansayaa la. Woo xoo la, a xotolu xa firi ixo joŋo. A be joŋñaa to tumoo meŋna, a bulata kasoo la, baawoo a maŋ soŋ a maarigi kee la musu ñiniŋ laañoxoyaa la. A teŋma, moxoo ñaa xoto, ñaaŋ ta a ma, a se ke mansoo ti; sakuta, a taataalu xi ii labiti a yeŋ. Bari, Ala mee koori kuu ma. Silaŋ, niŋ Ala xa Isufu la siiboo daafaa, a miya a la laafidoo doŋ fanaŋ daafaa ba? Laafidoo meŋ mu, laafidoo, a xa meŋ taa nn maamaa...
2024-04-10
25 min
Maamul Wanaag
Doorashooyinka & Wax-ka-beddelka Dastuurka
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo gabagabeeyay ka doodista 4 cutub oo kamid ah dastuurka oo loosoo gudbiyay 12-kii February. Baarlamaanka ayaa cutub kasta ka dooday dhowr maalmood. Cutubyadan ayaa wax-ka-beddel lagusoo sameeyay waxaana kasoo shaqeeyay guddiga madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka dastuurka. 28-kii Maarso, nuqul wax-ka-beddel lagu sameeyay ayaa loo qeybiyay xildhibaannada baarlamaanka iyadoo 30-ka Maarso loo jadwaleeyay u codeynta afarta cutub. Cutubka 4-aad waxa uu ka hadlayaa arrimaha la xiriira doorashooyinka. Waxa uu ka kooban yahay 15 qodob. 14 qodob ayaa cusub. Cutubkan ayaa dhaliyay doodo iyo diidmo ka timid qaar kamid ah xildhibaannada iyo siyaasiyiin ay kamid y...
2024-03-29
49 min
Somali Motivation podcast
Resilience: Awooda kasoo kabashada caqabadaha ama guuldarada
2024-01-23
08 min
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Diyaarad ku soo wajahan Iswiidhen ayaa caawa kasoo baxaysa Israa'iil. Boliiska magaalada Uppsala ayaa mar kale gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa goor dambe ee fiidnimadii arbacadii ina dhaaftay. Film uu faafiyay oo lagu gubayo quraanka ayaa lagu xukumay kicin ka dhan ah qowmiyad.
2023-10-12
02 min
Maamul Wanaag
Ballaarinta Ka-qeybgalka Siyaasadda Soomaaliya
Doorasho toos ah oo ay dadweynaha soo doortaan hoggaankooda heer federaal kama dhicin Soomaaliya. Kaa qeybgalka haweenka iyo guud ahaan bulshada ee arrimaha siyaasadeed ee muhiimka ah noloshoodana saameynta weyn ku leh ayaa xaddidan.Dhawaan Somali Public Agenda iyo Raagsan waxa ay la daabaceen Somali Dialogue Platform labo cilmibaaris oo lagu eegay heerka ka qeybgalka haweenka iyo guud ahaan bulshada ee arrimaha siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka.Podcast-gan, oo ay iska kaashanayaan Somali Public Agenda & Somali Dialogue Platform, waxa ay Badra Yuusuf (Agaasimaha Raagsan) iyo Mahad Waasuge (Agaasimaha Somali...
2023-10-09
43 min
Adeeg Wanaag
Kaalinta Maamulka Gobolka Benaadir ee Tageeridda Barakacayaasha
Gudaha Soomaaliya waxaa ugu barakacay in ku dhaw 4 malyan muwaadiniin ah sababo la xiriira musiibooyinka dabiiciga ah, kuwa amni darrada la xirriira iyo sababo la xiriira raadinta nolol iyo adeeg ka tayo wacan midka ay heystaan. Tirada ugu badan ee barakacayaashaas oo lagu qiyaasay 1.4 malyan ayaa ku sugan gobolka Benaadir iyo hareerahiisa. Sidoo kale, tiro badan oo barakacayaasha kamid ah ayaa la sheegaa in ay kasoo jeedaan beelaha laga tirada badan yahay, kuwaasoo dhibaatada barakaca ay u dheer tahay dhibaatooyinka bulshada ay kala kulmaan. Barakacayaasha kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ayaa culeysyo kala kulma helidda a...
2023-09-30
54 min
Adeeg Wanaag
Falanqeyn sanad-waxbarasheedka asaasiga ah ee jaamacadaha lagu kordhinayo
Soomaaliya ayaa wajaheysa caqabado joogta ah oo la xiriira tayada waxbarashada sare. Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyada oo ka duuleysa caqabadahaas waxa ay dhawaan soo saartay amar ah in laga billaabo sanad-dugsiyeedka 2023/2024 ay ardayda jaamacadaha qaataan sanad dheeraad ah oo aasaaskooda lagu dhisayo. Amarka ayaa soo baxay xilli billaabashada sanad-dugsiyeedka uu dhawaa. Qeybaha bulshada ee amarkan uu khuseeyo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay. Somali Public Agenda ayaa dhawaan daabacday faallo lagu falanqeeyay amarka Wasaarada Waxbarashada kasoo baxay, walaaca laga muujiyay, iyo saameynta taban iyo midda togan ee uu ku y...
2023-09-21
28 min
Adeeg Wanaag
Kaalinta ururrada bulshada rayidka beelaha laga tirda badan yahay ee isku xirka barakacayaasha, haya’daha samafalka iyo dowlada
Gudaha Soomaaliya waxaa ku barakacay in ku dhaw 4 malyan muwaadiniin ah sababo la xiriira musiibooyinka dabiiciga ah, kuwa amni-darrada la xirriira iyo sababo la xiriira raadinta nolol iyo adeeg ka tayo wanaagsan midka ay heystaan. Tirada ugu badan ee barakacayaashaas ayaa ku sugan magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda. Sidoo kale, tiro badan oo barakacayaasha kamid ah ayaa la sheegaa in ay kasoo jeedaan beelaha laga tirada badan yahay, kuwaasoo dhibaatada barakaca ay u dheer tahay dhibaatooyinka bulshada ay kala kulmaan. Barakacayaasha kasoo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ayaa culeysyo kala kulma helidda adeegyada asaasiga ah oo ay b...
2023-08-30
1h 01
Maamul Wanaag
Puntland 25 sano kadib
1-dii August 1998 ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Puntland. Waxaa u buuxsantay 25 sano. Marxalado kala duwan ayay soo martay Puntland 25-taas sano oo ay shaqeyneysay. Sanadkii 2021 markii ugu horreysay ayay doorashooyin heer degmo ah oo toos ah ka billowdeen 3 degmo oo katirsan Puntland. Podcast-gan waxa ay Cali Xaaji Warsame oo wasiir waxbarasho kasoo noqday Puntland sidoo kalena isku sharraxay madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2017 iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan geeddi-socodkii Puntland 25-kii sano ee lasoo dhaafay, marxaladda ay maanta joogto iyo mustaqbalka.Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somali...
2023-08-02
40 min
Adeeg Wanaag
Kaltanka Bajaajyada ee A & B
Magaalda Muqdisho oo kasoo kabaneysa burburkii dagaallada, ayaa waxaa sanadihii ugu dambeeyay ka muuqday isbdello dhanka dhismeyaasha waddooyinka, guryaha iyo gaadiidka. Isbedelladaasi waxaa barbar socday culeysyo kala duwan oo isu-socodka dadka iyo gaadiidka la xiriira. Hadaba si loo xakmeeyo culeysyada kala duwan ee isu-socodka dadka iyo gaadiidka la xiriira, maamulka gobolka Benadir ayaa soo saaray go’aan mooto bajaajta magaalda ka shaqeysa loogu qeybiyay labada qayb ee A iyo B. Go’aankaasi inta uu hirgalay waxaa kasoo wareegatay muddo ku dhaw bilood. Podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa go’aanka maamulka gobolka uu mooto bajaajta magaalda ka shaqeysa...
2023-07-26
28 min
Maamul Wanaag
Falanqeyn Heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee Baydhabo
Xubnaha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa guddi farsamo u saaray in ay dib-u-eegis ku sameeyaan heshiiskii Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017. Xubnaha guddiga farsamo ayaa kulmay intii u dhexeysay 16 iyo 18 Janaayo 2023, waxa ayna dib-u-eegis ku sameeyeen heshiiskii qaab-dhismeedka amniga qaranka ee 2017. Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo 15-17 Maarso ee sanadkan ayaa saxiixay heshiis cusub ee qaab-dhismeedka amniga qaranka. Podcast-gan waxaa lagu falanqeyneynaa nuxurka heshiiska qaab-dhismeedka amniga qaranka ee lagu saxiixay magaalada Baydhabo. Waxaa marti iigu ah Kamal Gutale oo ah la taliyaha amniga ee Raysal Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Wax...
2023-05-09
57 min
Maamul Wanaag
Heshiiska Siyaasadeed ee Hirshabeelle
Bishii October ee sanadkii 2016 ayaa si degdeg ah loo dhisay dowlad-goboleedka Hirahabeelle. Xilligaas, madaxdii dowladda federaalka waxa ay u dedejiyeen dowlad-dhiska si doorashadii dadbaneyd loogu qabto magaalada Jowhar.Jowhar waxa ay noqotay caasimadda dowlad-goboleedka halka madaxweynahana uu kasoo jeeday gobolka Hiiraan. Iyadoo ay khilaafyo ragaadiyeen maamulka, ayaa bishii Nofeembar 2020 madaxweynaha dowlad- gobolleedka loo doortay Cali Cabdullaahi Xuseen ‘Guudlaawe’ oo kasoo jeeda gobolka Shabeellada Dhexe.Khilaafyo siyaasadeed ayaa dib-u-dhac ku keenay horumarro badan oo laga sameyn lahaa dowlad-goboleedka. Daraasad ay si wadajir ah dhawaan u daabaceen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform ayaa lagu falanqeeyay caqa...
2023-03-25
18 min
MUXAADIROOYIN : SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL
Taarikhii 1969 Kii Markuu Bush Xamar Kasoo Dagay Waa Taariikh Aad Kafaaidi Doontid
Halkan kala soco Muxaadirooyinka Sheekh Mustafe Xaaji
2023-02-09
56 min
Kabasho
Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2023-01-23
43 min
Adeeg Wanaag
Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?
Soomaaliya oo leh mid kamid ah shucuubta ugu da’da yar adduunka ayaa haddana kala bar dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30-ka sano ay yihiin kuwo shaqo la’aan ah, kadib marka ay tacliinta sare dhammeystaan. Dhinaca kale, dalka waxa uu kasoo kabanayaa dagaallo sokeeye oo daba dheeraaday oo saameeyay tayada tacliinta sare.Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay si kumeelgaar ah u dhistay Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare sanadkii 2019 si loo hagaajiyo tayada tacliinta sare. Hase ahaatee, guddigan ayaa weli ah mid aanay shaqadiisu miradhal ahayn marka loo eego heerka tayada tacliinta sare ee dalka ee hoo...
2023-01-21
27 min
Adeeg Wanaag
Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka
Sanadka 2021, waxaa gobolka Benadir kasoo if-baxay kooxo dhallinyaro ah oo loogu magac daray Ciyaal Weero. Kooxahan ayaa si gaar ah uga howlgala degmooyinka ku yaalla daafaha magaalada Muqdisho. Ciyaal Weero waxa ay ku hubeysan yihiin hubka fudud, sida mindiyo, baangado, toorey, ulo iyo mararka qaarkood bastoolado iyo qoryaha darandooriga u dhaca. Soo if-baxa dhallinyaradan ayaa saameyn ku yeelatay shacabka Muqdisho, gaar ahaan amaanka oo ah adeegga ugu muhiimsan ee asaasiga ah ee ay dowladu siiso dadweynaha. Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed iyo Maxamed Aadan ku falanqeynayaan sababaha keenay soo if-baxa Ciyaal Weero, saameynta ay ku yeesheen dadweynaha g...
2022-11-17
33 min
TEMPO
10. Guillaume Mulliez | De la famille de sang à la famille de sens
Quand il apprend à 26 ans qu’on a embauché son successeur à son insu, Guillaume Mulliez se démène pour prouver qu’en faisant à sa manière, il peut être très bon. De là, il développe un concept qu’il juge essentiel en management : la notion d’avertissement, ou d’électrochoc. Cela passe notamment par le fait d’acter un dysfonctionnement par une réunion. Il fonde ensuite DIMO Software, où il se met en posture minoritaire (d’abord 49% puis aujourd’hui à hauteur de 25%) en demandant à tous ses salariés actionnaires, de le virer s’il fait “n’importe quoi” ! Pourquoi ? P...
2022-11-08
36 min
TEMPO
9. Manuel Fontanier | "Poussons les murs", oui, mais comment ?
S’il y a bien quelque chose qui anime Manuel dans son expérience du management, c’est de ne jamais utiliser d’images à tort et à travers. Tout doit faire sens, chaque mot doit être compris… pas comme quand son manager de l’époque lui demande de « pousser les murs » un vendredi soir à 22h avant de le laisser seul dans son open space. Après 10 années bien actives, qui ont abouti à la création il y a deux ans de Kamaé, sa société de conseil en cybersécurité, Manuel a une conviction de jeune managé, devenu manager : il faut à t...
2022-10-04
27 min
TEMPO
8. Stève Manikas | L’expertise, comme ciment du management !
Stève est un as de la négociation : il vend les camions de demain, électriques, au Nigéria, au Moyen-Orient et en Europe. Ce commercial a beaucoup travaillé à l’international et valorise à fond l’expérience terrain ! Dans cette discussion, on parle d’environnement multiculturel, de travail à l’international et on comprend comment le milieu et les conditions de travail modèlent le management. Stève nous raconte son tout premier manager plus expérimenté, les conflits de vision et de génération… ce qu’il en a retiré, et comment il a fini par se rendre compte que celui-c...
2022-07-05
24 min
Ladnaan Podcast
Special episode: Guur & Gayaan
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadaan Ladnaan podcast waa mid ka gedisan xalqadihii aad nooga barateen. Waa special episode oo aan ugu tala galnay inaan warbixin ka bixino mawqac ama Platform la yiraahdo Guur & Gayaan. Dhageyso oo nala wadaag ra'yigaaga. Wixii su'aalo ah noogu soo dir: ladnaanpodcast@gmail.comMawqaca Guur & Gayaan waxaad kasoo geli kartaa Instagram account: @guur_iyo_gayaanHeesta intro iyo dhamaadka waa heesta Cabdi Hani, Wiil Goboo
2022-06-22
12 min
Kabasho
Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety
Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo qaababka aad u dumin karto ee uga xoroobi karto. Dhagsi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2022-06-17
36 min
TEMPO
7. Vincent Raymond | Être son propre manager !
Comment devient-on son propre manager ? La vie a amené Vincent à créer ses propres marques, rituels, et à se construire tout seul. Celui qui a dû très tôt se débrouiller par ses propres moyens préfère d’ailleurs la notion “d’inspirateur” ou “d’influenceur” à celle de manager. Il a observé ces “influenceurs” et leur a “piqué” leurs bonnes pratiques pour trouver sa propre identité managériale. Autonomie, liberté, autodiscipline, autocritique constructive sont les ciments de son expérience et de sa conception du travail. Vincent n’est pas manager, il a des gens qui l’aident et qu’il aide aussi. Il n’es...
2022-06-07
26 min
TEMPO
6. Céline Corbi | Se reconnecter à soi !
Céline Corbi, musicienne et directrice de développement RH, a un parcours bien rythmé ! Elle aborde avec nous et en toute transparence comment elle a su rebondir pour se remettre d’une terrible première expérience en tant que managée. Ses secrets : La bienveillance de sa seconde manager (Merci Cécile ;-)), un travail de reconnexion à soi, à ses compétences pour rebondir et reprendre confiance en soi et en l’autre. Elle raconte l’importance de l’autonomie dans ce processus. Pour elle, un bon manager ne doit pas savoir tout faire, mais il doit permettre à s...
2022-05-03
21 min
TEMPO
5. Caroline Zipperlin | Transmettre en sortant du cadre
De prof’ d’espagnol à acheteuse, Caroline navigue avec confiance et détermination, sans jamais perdre son fil rouge : la transmission ! Elle raconte “Bruno”, son tout premier manager alors qu’elle est déjà dans la vie professionnelle depuis un moment. Bruno la fait grandir d’une manière que l’on n’apprend pas dans les manuels scolaires : en lui disant “qu’elle n’y arrivera jamais”. Car le défi, c’est le moteur de Caroline ! Elle décuple alors d’efforts pour pouvoir tout accomplir. Au fil des mois, ils deviennent de vrais amis… Mais comment concilier amitié et relation...
2022-04-05
25 min
Kabasho
Ep:10; Tiirsanaanta-Taban |Codependency
Tiirsanaanta-Taban(Co-dependency) waxay dhacdaa marka qofku dulin-laxaweed (Emotional-Parasite) ku yahay dadyowga xidhiidhku kala dhaxeeyo.Xilqaddan waxaynu iswaydiinaynaa meesha ay kasoo unkanto tiirsanaanta-tabani, calaamadaha lagu garto iyo sida looga bixi karo.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2022-03-04
24 min
TEMPO
4. Stéphane Couleaud | Tous autour des mêmes valeurs !
“On manage les gens qui nous ressemblent”, affirme Stéphane Couleaud. Celui qui rêvait depuis tout petit de devenir pilote de ligne est de ces hommes qui savent s’envoler très haut, tout en gardant les pieds sur terre. Dans cet épisode, Stéphane raconte son premier manager… qui n’est autre que son instituteur d’école primaire ! Son maître d’école lui apprend très tôt la confiance et la débrouillardise. Il découvre ensuite ce qu’est l’exemplarité à tous les échelons à l’armée, chez les parachutistes. Mais il en retient surtout une forme d’humili...
2022-03-01
21 min
Kabasho
Ep:9; Fillaanshiyo-la'aan |Not feeling Enough
Fillaanshiyo- la’aantu waa dareen taban oo kasoo unkamay yaraantii marar kalena waxaa la kasbadaa waynaanta oo waxaa kugu abuura deegaanka iyo dadka kugu xeeran ee xayndaabkaaga kujira. Sidee looga tallaabaa dareemada fillaanshiyo la'aanta ayaynu ka sheekaysanaynaa. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2022-02-25
29 min
TEMPO
3. Johanna le Pape | Opter pour la bonne casquette
Johanna le Pape a très vite compris en entrant dans le monde professionnel qu’elle ne pourrait travailler que dans un cadre d’énergie positive, insufflé par le haut. Sa reconversion en pâtisserie l’amène à découvrir un milieu très exigeant qu’est la pâtisserie de palace. La hiérarchie et la rigueur militaire bien installées au service de la vision d’un chef, ne lui permettent pas de déployer sa créativité aussi vite qu’elle le souhaite. En quittant le chemin balisé pour tracer sa propre voie, elle prend alors aisa...
2022-02-01
25 min
Maamul Wanaag
Hirgelinta doorasho wakhtigeeda ku dhacda, daah furan, loona dhanyahay
9-kii January, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray heshiis ka kooban 18 qodob oo la xiriira dhameystirka doorashada Golaha Shacabka. Heshiiskaas kadib, waxaa billowday dardargelinta doorashada iyadoo lasoo saaray liiska kuraas badan oo qaarkood la doortay qaarna la filayo in dhawaan la doorto.Sidoo kale cabashooyin ku aaddan maareynta kuraasta ayaa kasoo yeertay qaar kamid ah musharraxiinta. Podcast-gan waxa ay Cabdi Ceynte iyo Mahad Waasuge falanqeynayaan xaaladda hadda ee doorashada, wakhtiga doorashada loo qabtay in lagusoo gebagebeeyo, hufnaanta doorashada iyo suurtagalnimada in doorashada lagu qabto labada deegaan doorasho ee dowlad-goboleedyada. Podcast-gan waxa aan iska ka...
2022-01-26
21 min
Maamul Wanaag
Falanqeyn Doorashooyinka Soomaaliya iyo Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran
Podcast-ga waxaa marti ku ah Maxamed Cabdirisaq. Maxamed Cabdirisaaq waa wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Muddo dheer ayuu kasoo shaqeeyay arrimaha dimoqraadiyeynta Soomaaliya iyo geeska Afrika.Podcast-gan waxa ay Mahad Waasuge iyo Maxamed Cabdirisaaq ku falanqeynayaan doorashooyinka Soomaaliya iyo heshiiskii uu dhawaan gaaray Golaha Wadatashiga Qaran. Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast · Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host) · Email us at podcasts@somalipublicagenda.org Thanks for listening!
2022-01-16
45 min
Kabasho
Ep:3;Aq-balaad|Acceptance
‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’ waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’ ama ‘resistance’ , aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2022-01-16
23 min
Kabasho
Ep:1; Ogaal-Nafeed| Self-Awareness
Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gyahay.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
2022-01-16
11 min
TEMPO
2. Thomas Debray | Soyons des managers extraterrestres !
Thomas Debray nous livre comment, inspiré par des "managers extraterrestres", il a tant grandi (et on peut le croire, il mesure tout de même 1m99) ! Il nous racontera également le passage d'un poste Vice-président Supply chain chez La Référence mondiale du Petit Équipement Domestique à la création du premier théâtre dédié à l'improvisation en France. Dans cet épisode, Thomas nous partage sa vision du management qui bouscule les standards ! On y parle de jeu à enjeux, de grande maison, de sens, d'amour, d'abandon des reportings... Bref, ça détonne, ça bouscule et ça donne envie de revoir ses pratiq...
2022-01-04
22 min
TEMPO
1. Bernard Spath alias « papa » | Toujours transmettre un petit bout de soi
Un premier épisode Tempo tout en émotion avec le tout premier manager que j’ai vu en action : mon papa. Il m’a toujours fascinée par la manière dont il considérait ses équipes et comment il arrivait à créer une ambiance familiale dans un secteur assez décrié : la grande distribution. Bernard Spath, alias “papa”, a un parcours d’autodidacte. Il a commencé à mettre en rayon des fruits et légumes, il a gravi les échelons jusqu’à avoir son propre Intermarché et manager près de 90 personnes. Dans cet épisode, nous verrons comment le respect et la consi...
2021-12-07
18 min
TEMPO
0. Cindy Spath | Bienvenue dans Tempo !
Tempo, c’est le podcast qui rend hommage aux managers qui font de nous les managers que nous sommes. Nous allons parler de ces rencontres managériales qui nous ont marquées. Qu’elles nous fassent grandir, nous boostent, révèlent des passions, nous donnent confiance, nous plombent ou soient sources de déclic, ces rencontres influent forcément aujourd’hui encore sur notre tempo ! Ce podcast, c’est l’occasion de remercier tous ces managers “anonymes”, de nous questionner sur notre leadership, d’apprendre et de partager des bonnes pratiques… On y oublie les théories managériales, les étapes...
2021-11-16
03 min
Ladnaan Podcast
#27: Dhalinyarada iyo caafimaadka maanka – wareysi aan la yeelanay Asma Dhamac
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa caafimaadka maanka iyo cudurada ku dhaca dhimirka/maanka ee dhalinyarada. Waxaan wareeysanahay Asma Dhamac oo ku taqasustay cilmi nafsiga, una ololeysa sida ay bulshada Soomaalida u fahmi lahaayeen caafimaadka iyo cudurada ku dhaca maanka. Waxay xalqadeena Asma kaga hadleysaa sideey dhalinyarada iyagana u ogaan lahaayeen caafimaadka maanka iyo waxyaabaha ay sameeyn lahaayeen si ay uga hortagaan. Waxay kaloo Asma ka hadashay sideey waalidiinta iyo bulshadana u taageeri lahaayeen dhalinyarada. Asma waxaad kala xiriiri kartaa YouTube channel-keeda oo la yiraahdo Sirta Maana: https://www.youtube.com/channel/U...
2021-10-24
37 min
Ladnaan Podcast
#26: Ubadku waa Amaano - dhageyso wareysiga aan la yeelanay Afrah Adan
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaa marti noogu ah Afrah Adan oo nooga hadleysa howlaha ay qabato oo ku saabsan sida loo xoojin lahaa isku xirnaanta waalidka iyo ubadkiisa. Waa wareysi qalbigeena taabtay, Afrah nalama wadaageyso keliyo howlaha ay qabato, oo waxay nala wadaageysaa qibradaheeda waalidnimo.Heesta aan kusoo gabagabeyneyno xalqadeena waxaan kasoo qaadanay Aar Maanta iyo heesta Ubadkaa mudnaanta leh: https://www.youtube.com/watch?v=Hc_zrRYx8Bc
2021-10-10
1h 03