podcast
details
.com
Print
Share
Look for any podcast host, guest or anyone
Search
Showing episodes and shows of
Wardoon Podcast
Shows
Wardoon Podcast
REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007
Comment-yadii ugu qosolka badnaa ee aan aragno waa qodobka todobaadkaan aan ku lafa guri doono barnaamijka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms ---- Podcast ---
2020-08-04
16 min
Wardoon Podcast
IQ-ga soomaalida oo aad uga yar mid aduunka kale. Wardoon Podcast #Episode 006
Caqliga Soomaalida oo lagu xisaabay in uu ka ka hooseeyo 68% marka loo eego wadamada kale ee aduunka. Arintaas ayaan barnaamijka uga hadli doonaa INSHA ALLAH. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms ---- Podcast --- Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast
2020-07-24
25 min
Wardoon Podcast
Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005
Waxaan todobaadka barnaamijka uga hadli doonaa cod sir ah oo laga duubay Shiine Culay oo baad weydiisay ganacsade Soomaali ah. Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto Available listening platforms
2020-07-17
17 min
Wardoon Podcast
Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4
Waxbarasho lacag ma ku bixin laheyd? Falanqeynta todobaadkaan ayaa ah su'aashaas waxaana is barbar dhig ku sameyn doonaa waxbarashada dalkii iyo mid taala wadamada reer galbeedka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan...
2020-07-17
25 min
Wardoon Podcast
Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa qaabka fog ee waalidka la isugu yahay. waxaa dhanka taleefoonka noogu marti ah Yaxye Muuse Cali oo aan su’aalo badan ku weydiin doono. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle Su’aasha todobaadka: AABAHAA AABIHIISA WALAALKIISA MUXUU KUU YAHAY? Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: pod.ilahadal@gmail.com Facebok: wardoon20 Instagram: wardoon20 Tiktok: wardoonpodcast Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah w...
2020-07-14
17 min
Wardoon Podcast
Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002
Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn. Ninka ayaa fara xumeyay gabar yar oo da'deedu lagu sheegay 8 sano jir. Ninka oo kasoo muuqday muuqaal lagu duubay ayaa afkiisa ka qirtay. Nooma aysan suuragalin inaan wax war ah ka helno dhinaca dhibanayaasha. Arintaas ayaan falcelin ka sameyn doonaa waxaana qeybaha danbe ee barnaamija fariin ugu gudbin doonaa waalidiinta caruurta heysta.
2020-07-04
23 min
Wardoon Podcast
Gabar awoowgeed kufsaday. Ma run baa mise? #Episode 001
Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku falanqeyn doonaa haweynka soomaalida gaar ahaan ku nool wadamada galbeedka ee ku andacooda in la kufsaday marka ay yimaadaan dalalkaan. - Sababta maxey tahay? - Dhaqamada reer galbeedka & soomaalida - Isku dhaca dhaqamo kala duwan --- Send in a voice message: https://anchor.fm/wardoon-podcast/message
2020-06-30
19 min
Wardoon Podcast
TRAILER WARDOON PODCAST 2020
WARDOON PODCAST will be an open platform to discuss social and political issues. WE will stream usually onice a week with faboluse issuees. Don't miss WARDOON PODCAST. Producers: Mohamed Ayaanle, AbdiFatah Nuh & Samir Khadar Welcome to Wardoon --- Send in a voice message: https://anchor.fm/wardoon-podcast/message
2020-06-17
00 min